Jaceylkaada Makala Fog Tihiin ? Habkaan Waxa Uu Idin Muujinayaa In Aad Isla Joogtaan Oo Kale.

Jaceylkaada Makala Fog Tihiin ? Habkaan Waxa Uu Idin Muujinayaa In Aad Isla Joogtaan Oo Kale.

daajis.com:-Waxaa suura gal ah in jaceylkaada kala fog tihiin hadana kala fogaantaas kama yeeleyso jaceylkiina mid dhamaanaya .

Waxaan ku haynaa talo jaceylkaada ugu muujin karto sida aad u daneyneyso oo uu kaaga maqan yahay/maqan tahay ee habkaan raac .
1- Buug U Qor : waa habka ugu wanaagsan ee xaaskaada/ninkaada ugu muujin karto xiisaha iyo daneynta u aad u hayso , u qor buug Romantic ah oo ku aadan xariirkiina ku soo koob xasuusihiina jaceyl ay sii dheer tahay sawiro .
Bilaawga qoraalka uga sheekee sida xariirkiina ku bilaawday sida taariikhaha.
2- U Dir Sawiro : isaga qaad sawiro taleefankaada gacanat u dir ninkaada/naagtaada, xittaa kuwo adiga oo shaqada jooga , cunteynaya u dir taasi waxa ay ka yareeneysa dareemaha xiisaha muragaad leh oo waxa ay dareensiineysa in aad la joogto oo kale .
3- Xooga Waqti Badan Kula Qaado Internet-ka : waa hab muhiim ah oo aad ughu muujin karto jaceylkaada .
4- U Dhiib Hadiyad : tani jaceylka ayaa ku sii xoogeysta oo mar waliba xasuusta ayaad ku jireysa .
5: Fariimaha Jaceylka : haka bakhiilin fariimaha jaceylka ee SMS-ka dhanka taleefanak ah , u qor sababta aad u jeceshahay iyo heerka uu kugu muhiimsan yahay /kuugu muhiimsan tahay .
6- Koob Magaciisa/magaceeda Ku Qoran Yahay U Samee : u samee koob uu ku qoran yaahy magaciisa/magaceeda , waa hubaal koobkaas xasuus badan ayuu gilinayaa waxa uuna u muujinyaa in aad kala fogeyn .
Ugu dambeyn hadiyda aa du direysi ha ahaadaan kuwo kala duwan si uu isugu dayo/daydo waxa ay noqoneyso hadiyadad todobaadka dambe .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada