Jennifer Lopez, Madonna, iyo Stewart oo kamid noqday xiddigaha loogu necebyahay caalamka.

Jennifer Lopez, Madonna, iyo Stewart oo kamid noqday xiddigaha loogu necebyahay caalamka.

daajis.com:-Dhowr websit oo caalami ah ayaa lagu qoray warbixin ka hadleysa  xiddigaha loogu necebyahay caalamka, waxaana hogaanka u haaya shaqsiyaad marka aad aragto aadan rumeysa doonin iney kamid yihiin guruubkaan, maxaa yeelay waa fanaaniin iyo jilayaal leh shacbiyad aad u badan.

Waxaa ugu horeysa fanaanada Jennifer Lopez, waxaa ku xigta Madonna, sidoo kale waxaa kamida guruubkaan atariishada ku caan baxday filimka "Twilight" ee Kristen Stewart.  

Instaas kaliya maaha xiddigaha lagu tilmaamay iney kamid yihiin dadka aduunka loogu necebyahay, waxaana booskeeda ka qabsatay Kim Kardashian, sidoo kale waxaan ka maqneyn Justin Beiber, iyo xaiddigo kale oo caan ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada