Jilaaga caanka ee Alfredo Lando oo geeriyooday

Jilaaga caanka ee Alfredo Lando oo geeriyooday

daajis.com:-Jilaaga caanka ee aflaanta Spanishka Afredo Lando ayaa geeridooday maalintii khamiista isagoo da’diisuna aheyd 80 jir.


Jilaaga oo sameeyey 120 film lama shaacin sababta dhimashadiisa,haseyeeshe wuxuu ahaa qof ka la ildaran cudurada maskaxda dhiiga ku fura ee halista ah tan iyo 2009kii.

Alfredo wuxuu dhashay 1933dii wuxuuna bilaabay mahnadiisan jilaanimada sanadku markuu ahaa 1960 oo uu ku bilaabay qaab majaajiliiste ahaa ilaa 1970kii.halkaas oo uu ka sii waday ilaa uu ka noqdo jilaa caan ah oo aflaantiisa qaar kamid ah loo tarjumo luqada englishka
.

Waxaa ka mid ah aflaantiisa aad ka loo jecleystay Cateto a babor, No desearas al vencino del Quinto iyo kuwo kale oo fara badan. Wuxuuna ku guuleystay abaalmarino badan mudooyinkii uu ahaa atooraha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada