Striker Chelsea oo iibiyay Gaarigiisa Ferrari si uu ucaawiyo Muslimiinta Boroma ama myanmar ee dhibaateysan.

Striker Chelsea oo iibiyay Gaarigiisa Ferrari si uu ucaawiyo Muslimiinta Boroma ama myanmar ee dhibaateysan.

daajis.com:-Striker Chelsea oo iibiyay Gaarigiisa Ferrari si uu ucaawiyo Muslimiinta Boroma ee dhibaateysan.

laacibka afkahore ee chelsea Damba Ba ayaa waxaa lasheegayaa inuu iibiyay gaarigiisa si'uu ugu caawiyo muslimiinta lagu xasuuqi Myanmar warkaasi waxaa uu kasoobaxey warbaahinta carabta.

Damba Ba ayaa iibiyay Gaarigiisa qaaliga ahaa ee Ferrari ciyaar yahan kaan oo iskaleh Poga twitter ka ee @dembabafoot ayaa waxaa lagu yaqaanaa inuu yahya nin diinta islaamka ku wanaagsan.

Damba Ba ayaa waxaa lasheegay inuu caawinaad kubixiyay masjid laga dhisay london. damba Ba mararka qaar waxaa uu sameeyaa marka uu goolasha dhaliyo dabaalkiisa oo ah Sajuud.

ciyaar yahan kaan ayaa waxaa uu ku dhashey ferance  dhalashadiisana waa senegal waxaa uu u ciyaaraa club ka chelsea primer lige iyo Nasional tim senegal damba ba waxaa uu xifdinsan yahay dhow juz Al-Quran.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada