Karishma Kapoor: waxaan jecelahay inaan jilo filim Comady ah.

Karishma Kapoor: waxaan jecelahay inaan jilo filim Comady ah.

daajis.com:-Atariishada muuqaalka qurxoon ee Karishma Kapoor oo mudo dheer kadib Bollywoodka kusoo laabatay sanadki hore, jishayna filimka "Dangerous Ishhq", ayaa hada waxa ay dooneysa iney jisho filim Comadey ah.

Karishma ayaa horay u jishay filmaan aad u qosol badan waxeyna mar kale dooneysa in dadka fankeeda jecel ay soo xusuusiso beri samaadki.

Atariishada Karishama ayaa qeexday in hada ay aqrisay qoraalka dhowr filim, laakiin waxey tiri waxaas dhan waxaa ka horeeya caruurtayda. 

dhinaca kale mar wax laga weydiiyay ninkeeda Sanjey wey ka gaabsatay iney ka hadasho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada