Waan Dareemi Karaa Hadii Aad Aqriso Fariinta Aan Kuu Soo Diray In Murugo Ay Kuu Bilaabaneyso

Waan Dareemi Karaa Hadii Aad Aqriso Fariinta Aan Kuu Soo Diray In Murugo Ay Kuu Bilaabaneyso

daajis.com:-Waan Dareemi Karaa Hadii Aad Aqriso Fariinta Aan Kuu Soo Diray In Murugo Ay Kuu Bilaabaneyso.

Kurbada Iyo Dhibka Caashaqa Uu Lee Yahay Marka Uu Ruux Ku Xumaada Waa Ay Tiro Badan Tahay Ruux U Adkeesan Karaayo Ayaanan Jirin Naf Jaceyl Kugu Beertay Ama Kugu Beeray Marka Ay Kugu Labakala Leeso Ama Uu Kugu Laba Kala Leeyo Sahuur Keyni Waa Gabar Xiligaan 29 Sano Jir Ah Gabadhaan Waxay U Dhalatay Ama Ay Ka Soo Jedaa Wadanka Lubnaan Oo Ka Mid Ah Wadamada Carabta.


Zahuur Kayni Caashaqa Waxuu Soo Food Saaray Ayadoo Dadeeda Tahay 16 Sano Jir Kagalaale Marka Uu Ku Beeray Macalin Keeda Iskuulka U Dhigi Jiray Wax Badan Waa Ay Ka Diidi Jirtay Oo Waxay Dhihi Jirtaya Ama Oran Jirtay Wax Bax Barasho Ayaan Ku Jiraa Iyo Jaceylka Waa Uu Xanun Badan Yahay Dhibkiisa Kama Bixi Karaayo Labadaas Hadal Ayay Mar Walba Ku Dhihi Jirtay Macalin Keeda Iskuulka U Dhigi Jiray Oo Lagu Magacaabo Zaakir Oo Dadiisa Xiliga Gabadha Uu Ku Beraayay Jaceylka Una Badhiganaayay 35 Sano Jir.

Ugu Danbeyntii Zahuur Waa Ay Ka Ogalaatay In Ay Noqdaan Jaceyl Wadaag Sanad Iyo Bar Kadib Macalinkeeda Zaakir Waxuu Safar U Soo Aaday Wadanka Qatar Halkaas Uu Hoolahiisa Macalin Nimo Ka Sii Watay Kuna Guursatay Gabar Kale Gabadhii Hore Ee Macalinka U Ahaa Kuna Baryi Jiray In Jaceyl Wadaag Ay Noqdaan U Soo Diray Fariin Naxdin Leh Oo U Qoran Sidaan.

Xabiibti Waan Guursaday Umana Soo Laaban Doono Xili Dhaw Wadanka Lubnan Jaceylkii Naga Dhaxeeyayna Waxan Donayaa In Halkaas Aan Ku Soo Gaba Gabeeno Dul Qaad Badan Iyo Adkeesi Badan Muuji Waan Dareemi Karaa Dhib Badan In Aad Lakulmi Doonta Maxaa Yeelay Jaceyl Aanan Caadi Aheyn Ayaa Ina Dhexmaray Fariinta Marka Aad Aqriso Waan Dareemi Karaa In Uu Kuu Bilaaban Doono Fakar Iyo Naxdin Iyo Murugo Zahuur Waxay Dhahday Ama Dhihi Jirtay Hadii Jaceylka Sidaan U Xanun Badan Yahay Mabana Soo Hadal Qadi Laheyn Wax Bdana Waan Iska Ilaalin Jiray Jaceyl Lakin Waa Ay I Qabsatay Hada Aniga Ayay Tala Italaa Iyo Sida Aan Isku ILowsiin Lahaa Ninkaas Iga Tashtay
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada