Kim iyo duqeeda Kanye oo kamiradu qabatay iyagoo ka adeeganaya suuqyada Paris.

Kim iyo duqeeda Kanye oo kamiradu qabatay iyagoo ka adeeganaya suuqyada Paris.


daajis.com:-Xiddigta caanka ah ee Kim Kardashian ayaa la arkay iyadoo ka dukaameysaneysa suuqyada dharka ee magaalada Paris, waxaana wehliyay duqeeda Kanye West.

Kim ayaa la sheegay iney dhar ku iibsatay aduun dhan 7,000$, iyadoona laga dareemayay muuqaal qurux badan iyo in bileheedu dhamaad ku dhowyihiin. 

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada