Knaan oo film soo saaro kuna sameynaayo Soomaaliya

Knaan oo film soo saaro kuna sameynaayo Soomaaliya

daajis.com:-Heesaaga caanka ah ee reer Canada asal ahaantiisuna yahay Soomaaliya ayaa waxa uu Soomaaliya ku sameynayaa Film caalami oo ka hadlaayo Soomaaliya iyo dhibaatootinkeeda, Filmkaan ayaa waxa loogu magac daray Maano.

Knaan ayaa markasta waxa uu ka hadli jiray heesahiisana ku salaysnaayeen nabadda iyo isagoo horey u qaaday hees uu kaga hadlaayo dhiigga daadanayay Soomaaliya xilligii dagaalada heestaas oo loogu magac daray Nagala Soo Bax oo adduunka aad caan ka noqotay sidoo kale Knaan ayaa heestiisii Wavin Flag waxay noqotay hees aad caan u ah ka dib markii Shirkadda Coca Cola ay qaadatay xilligii Koobka Adduunka uu socday sanadkii 2010 ee South Africa.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada