Robert Pattinson & Kristen Stewart oo aan dib isugu soo noqo doonin.

Robert Pattinson & Kristen Stewart oo aan dib isugu soo noqo doonin.

daajis.com:-Xiddigaha filimka Twilight ee Robert Pattinson iyo Kristen Stewart ayaa la tilmaamay iney si dhameystiran u kala hareen, kadib markii isbuuc ka hor la sheegay iney kala caroodeen.

Sababta keentan in labadaan lamaane ay kala haraan ayaa lagu sheegay iney ka dambeyso Kristen Stewart oo lasoo baxday hab dhaqan qaab daran oo aan horay loogu aqoonin, kaas oo ka fajiciyay Mr Patttinson iyo taageera yaashiisa. 

Waxaa lagu arkay mid kamida boosteejada gawaarida la dhigto, atariishad Kristen oo si qaabdaran u dhaqmeysa, waxaana laga soo qaaday sawiro aad loola yaabay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada