Mucjiso : haweeneyda iyada oo hurdeysa cunteyneysa, Daawo Sawirada

Mucjiso : haweeneyda iyada oo hurdeysa cunteyneysa, Daawo Sawirada

daajis.com:-Lesley Cusack oo 55-sano jir ah aya ka sheeganeysa dhacdo la yaab ah oo aan horay loo arag iyadoo haweeneydaan u dhalatay Mareykanka ay cunteeyneyso iyada oo hurada oo waliba liqeysa cunno tamarteeda ay gaareyso 2500 kcal .

Lesley Cusack ayaa sida wargeyska Daily Mail laga soo xiganayo waxa ay firijeerka aadeysa iyada oo hurada iyadoo marka uu waaga baryo arkeysa gasacyo faaruq ah oo guriga hareereysan .
Waxa ay sheegtay in kaliya markii hore ku sinaanin cunooyinka oo xitta isticmaali jirtay daawada dharka lagu dhaqmo iyo midda alaabta taasi oo halis ah .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada