Daawo Sawirada shirkii IGAD iyo madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ee si gaar ah isu marxabeynaya.

Daawo Sawirada shirkii IGAD iyo madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ee si gaar ah isu marxabeynaya.

daajis.com:-Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa  lagu soo afjaray shir ay lahaayeen madaxda dalalka ku jira urur-goboleedka IGAD.

Shirkan oo la sheegayo in loo qabtay Somalia, ayaa madaxdu uga hadleen arrimaha Soomaaliya ka taagan, waxaana dhinaca Soomaaliya uga qeybgalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo halkaasi khudbad ka jeediyay.

C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, oo ah lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya ahna afhayeenka madaxtooyada oo shirka ka qeybgalay, ayaa DAAJIS  u sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh uu dowladaha IGAD ka codsaday in dowladda iyo qorshayaasheeda siyaasadeed la taageero.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com














Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada