Muuqaal: Nin Cunadiisa Noqotay Cayayaanka Oo 5-kun Oo Xabo Liqay.

Muuqaal: Nin Cunadiisa Noqotay Cayayaanka Oo 5-kun Oo Xabo Liqay.

daajis.com:-Barnaamij ka baxay TV laga leeyahay Mareykanka ayaa lagu muujiyay sheekada nin si adag ula qabsaday cunista cayayaanka , iyadoo ninkaas uu sheegay in uu cunay noocyada kala duwan ee cayayaanka oo gaaraya 5 kun oo nooc muddo 11-sano gudahood .

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa Ingirisika ayaa qoraya in David Jerisr oo 47-sano jir ah kuna nool caasimada Rhode ee Island in uu aad u jecel yahay cunista noocyada kala duwna ee cayayaanka iyadoo uu keedsado cayayaankaas oo ay ku jirto baranbarada .
Rhode Island ayaa sheegay in cayayaanka noqdeen cunada uu ka helo halka uu sheegay in dadka u arkaan nin waashay , waxa uuna daafacay waxa yaabaha uu cunayo oo uu sheegay in la mid yihiin cunooyinka badda lagala soo baxo .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada