New Somalia video yar oo xiiso badan

New Somalia video yar oo xiiso badan

daajis.com:-Video-gaan oo ay isku soo duba riday hay'ad ka mid ah hay'adaha Qaramada Midoobay ee loo yaqaan UNDP ayaa ah mid aad u qurux badan waxaana ka muuqata bilicda Soomaaliya iyo sida ay dadka u faraxsan yihiin sidoo kale waxaa ka hadlaayo gabdho ka mid ah cayaartoyda Soomaaliya, Farshaniistayaal, quburo arimaha Soomaaliya yaqaano iyo mas'uuliyiin ka mid ah Soomaliya sidoo kale waxaa ka hadlaayo fanaanka caanka ah ee Knaan aabahiis.

Halkaan ka daawo New Somalia


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada