Nin Si Xariifnimo Uga Baxsaday Xabsi Ilaaladiisa Aadag Tahay ! Maxuu Sameeyay Toloow?

Nin Si Xariifnimo Uga Baxsaday Xabsi Ilaaladiisa Aadag Tahay ! Maxuu Sameeyay Toloow?

daajis.com:-Nin Maxbuus ah una dhashay Ruushka ayaa ka baxsaday Xabsi ay aad u adagtahay ilaaladiisa, si uu u noqdo Maxbuuskii Afaraad ee Taariikhda Xabsigaas oo 20 Sano dhisan ka baxsada.

Ninkan waxaa u fududeeyay inuu baxsado Qaando ama Macalgo uu ku qoday Qolkii uu ku xirnaa, dabadeedna wuxuu ka baxay Saqafka kore ee dhismaha.
Hey’adaha Dambi baarista waxay ku eedeeyeen Booliska ilaalinayay Xabsiga inay ku fashilmeen adkeynta amniga dhismaha. Inkastoo aan wali si cad loo ogaan in Maxaabiista kale ama qaar Ilaalada ka mid ahi ay ku lug lahaayeen baxsashada Ninkan lagu magacaabo Olig Tobalov.
Mr. Tobalov waa 33 jir, waxaana uu ku eedeysnaa inuu si qarsoodi ah u dhoofinayay Hub, iyo inuu Dil ula kac ah geeystan, isagoo ku xukunnaa Xabsi inta Noloshiisa ka dhiman ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada