Ninkaada Ma Yahay Mid Ganuuca Badan Oo Is Bad-badel Badan ?

Ninkaada Ma Yahay Mid Ganuuca Badan Oo Is Bad-badel Badan ?

daajis.com:-Haween badan ayaa ka sheegta ragga tilmaantaas leh ayna ku adag tahay in ay helaan qaabka ugu wanaagsan ee ay kula tacaamuli karaan , hadaba warbixintaan waxaan kugu siineynaa dhowr talo oo aad kula dhaqmi karto ninka noocaas ah.

* Marka aad aragto in uu kacsan yahay hala hadlin , balse isticmaal habka aamusnaanta oo fursad u sii in uu xaalada deganaanta ku soo laabto .
* Haku badin su`aalaha iyo in warkiisa war kala dhex baxdo .
* Kaga yaabi hal xabo oo dhunkasho oo kalgaceyl xanbaarsan oo daanka kaga qabato.
* Ka codsado in xanaaqiisa uusan ku hor muujin caruurta si aysan sameyn ugu yeelan arintaasi .
* Isku day in aad u dal daliigto (masaaj) dhabrka farahana u juc juci .
* U xero dhar soo jiidasho leh , isna isha hakula raaco adiga oo hadal ku darsan .
Waa hubaal in lala dhaqmo ninka noocaas ahin ay adag tahay hadana daajis waxa ay ku leedahay waxa aad xoogga saartaa in aad isku daydid in aad wax ka badasho dabeecadiisa .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada