Paris Hilton oo naceyb kala kulantay shacabka Mareykanka.

Paris Hilton oo naceyb kala kulantay shacabka Mareykanka.

daajis.com:-Xiddigta Paris Hilton ayaa noqotay qofta loogu necebyahay Mareykanka dhaxdiisa, kadib markii cod loo qaaday arintaan, waxaana sababta lagu sheegay akhlaaq xumadeeda iyo weliba iney kamid tahay kooxaha muqadaraadka Hilton.

Codbixin la qaaday ayaa 60% waxaa dadka reer Mareykan ku sheegeen iney necebyihiin Paris Hilton, iyadoo waxyaabo bada oo samaanta ka fog ka dhigatay dabci. 

Paris Hilton ayaa ah haweeneyda aduunka ugu taajirtsan laakiin taas bedelkeed ayay noqotay  qofka loogu necebyahay America.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada