Nin Wajiga Bahal ka noqday & Eeygiisii oo ka cararay!!(Daawo Af Soomaali ahaan Qosol) !

Nin Wajiga Bahal ka noqday & Eeygiisii oo ka cararay!!(Daawo Af Soomaali ahaan Qosol) !

daajis.com:-Xayawanaadka ayaa waxaa loo qiray in ay kala garan garaan qofka marka uu xanaaqo amaba is badalo halka qaar kale ay goobta iskaga cararaan marka Qofkii xanaaneeysan jiray uu dhibaato adag qorta la galo kuwaas oo nafsadooda la carara. 


Muuqaal Qosol Badan oo Af Soomaali ahaan loo tarjumay ayaa Nin waxa uu isku badalay Bahal ka dib markii uu Qoorta gashtay qalab uusan garaneeyn oo xoolo Jinni ah.

Arinta ugu Qosolka badan ayaa noqotay Eeygii ninkaan guriga u joogay oo goobta iskaga cararay ka dib markii uu arkay in xaaladu xun tahay waliba uu wajiga Bahal ka noqday ninkii Korsan jiray ama xanaaneeysan jiray. 

Ninkaan ayaa Jiirkiisa guud ahaan waxa uu noqday Xanjo ama Plastiik kaas oo bilaabay in uu biib biibo waliba fir fircooni fara badan dheeraado dadka kale ee Beni´aadanka ah. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada