ORODYAHANKA CAANKA AH EE MO FARAH OO SHEEGAY INUU SHIRKA LONDON AHAAN DOONO MID SOOMAALI OO DHAN LAGU MIDEYNAYO(SIRTA FIIRSO

ORODYAHANKA CAANKA AH EE MO FARAH OO SHEEGAY INUU SHIRKA LONDON AHAAN DOONO MID SOOMAALI OO DHAN LAGU MIDEYNAYO(SIRTA FIIRSO

daajis.com:-Orodyahanka caanka ah ee Mo farah ayaa siweyn utaageeray shirka London ee kadhici doona bisha May Dalka ingiriiska ee Lagaga Hadlayo Arimaha Soomaliya.

Mo farah oo isagu kaso jeeda Deegaanada Hargeysa iyo Gabiley ee Somaaliland ayaa Sheegay in Shirka London ujeedadiisu tahya in Soomaalida Lagu mideeeyo oo laga dhigo mid.

Mo Farah ayaa sheegay inaysan jirin wax layiraahdo kala qaybsanaan..


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada