Daawo:- Sagal Arts oo soo bandhigtay hees xambaarsan dareen caashaq

Daawo:- Sagal Arts oo soo bandhigtay hees xambaarsan dareen caashaq

daajis.com:-Fanaanada da'da yar ee u jajaban soo gudbinta heesaha xambaarsan dareenka jaceylka ee Sagal Axmed Muuse  sagal arts ayaa ka soo muuqatay heesta cusub ee Naf ee uu sameeyey ereyadeeda Abwaan Yasin Aden halka laxanta heestu uu saaray Jiim Sheekh Muumin.

Heestan oo ah murugo jaceyl baaxad leh ayey fanaanada ku soo bandhigtay cod xambaarsan dareen caashaq oo baaxad leh.

Heestaan waxaa soo saaray Ibraahim Eagle waxaana duubay Ahmed Haykal waxaana lagu duubay magaalada Nairobi halkaas oo ay fanaanada ku nooshahay.


Sagal arts waa fanaanad sanadihii ugu dambeysay soo baxday waxaana ay leedahay cod aad u macaan,iyadoo inta badan qaado heeso jaceyl ah oo aad loo jecleysto.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada