Rapperka Mareykanka ee Kris Kros mac Daddy oo geeriyooday+Video

Rapperka Mareykanka ee Kris Kros mac Daddy oo geeriyooday+Video

daajis.com:-Rapperka caanka ah ee Kris Kros Mac Daddy ayaa geeriyooday sida uu ku dhawaaqay afhayeen u hadlay xarunta daaweynta iyo baaritaanada ee  Fulkon.

Booliska ayaa laga wacay guriga rapperka oo ku yaala waqooyiga Atlanta saacadu markay ahey 4;30pm maalintii arbacada,waxaana loo qaaday cibitalka Atlanta Medical Centre halkaas oo looga dhawaaqay warka dhimashadiisa.  

booliska ka ayaa sheegay in sababta dhimashadiisa loo maleynaayo iney macquul tahay daroogo xaddhaaf ah oo uu isticmaalay.  

waxaa la bilaabay baaritaano lagu caddeynaayo sababta dhimashadiisa sida ay boolisku sheegeen.  



Kris  ayaa caanku ahaan magaca Mac Daddy waxaa uu musikga soo galay 1992 xilligaas oo uu ahaa mid aad u da'yar .  

wuxuuna geeriyooday isagoo 34 jir ah,sida ay boolisku sheegena waxaa sabab u ah dhimashadiisa xadi aad u badan oo darooga ah oo uu isticmaalay.  
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada