Fadumo Haryan oo u xiistay magaalada Muqdisho soona saartay muuqaalka heesta Muqdisho + Video

Fadumo Haryan oo u xiistay magaalada Muqdisho soona saartay muuqaalka heesta Muqdisho + Video

daajis.com:-Fanaanada Faadumo Haryan oo ka mid ah fanaaniinta isdebajooga dhawaan uga soo baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo saartay muuqaalka heestii Muqdisho oo uu ereyadeeda iyo laxankuba uu sameeyey abwaan Cabdulmudalib,halka muuqaalka qurxan ee heestuna uu soo hagaajiyey Axmed Heykal.

Faadumo Haryan muuqaalkeedan cusub oo mid ah qurux badan waxey ku soo bandhigtay muuqaal soo jiidasho leh iyo style qurux badan.

Fanaanadan da'da yar aya horey usoo qaaday heeso dhowr ah oo isugu jira maqal iyo muuqaalba oo lagu duubay magaalada Nairobi waxaana heesahaasi ka mid ah heesta Nafteyda oo dad badani aad ula dheceen,haseyeeshee heestana cusub ee Muqdisho waxaa ka muuqata in la geliyey tamar badan iyo sheeko yar oo cajiib ah.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada