Shukaansiga & Jaceeylka dhalinta Soomaaliyeed ee Gabdhaha ku socda oo Waji cusub la soo baxay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Shukaansiga & Jaceeylka dhalinta Soomaaliyeed ee Gabdhaha ku socda oo Waji cusub la soo baxay (Daawo Muuqaal+Warbixin)



daajis.com:-Shukaansigii lagu yaqaanay Dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku ugaarsadaan Hablaha ayaa iminka waxa uu isku badalay mid waji cusub xambaarsan waliba Amaan aad u fara badan lagu soo daray 

Halkaan ka Daawo Muuqaal Qurux badan & Shukaansiga Jaceeylka oo Waji cusub yeeshay

Xiliyadii hore Shukaansiga gabdhaha lagu ugaarsado ayaa waxa uu ahaan jiray mid xambaarsan kaliyah erayo jilicsan balse markaan Jaceeylkii iyo Shukaansigii ayaa waxa uu si toos ah iskugu badalay in Gabayo & Geeraar aan caadi aheeyn la isku ugaarsado. 

JAMIILO JOOG DHEER waa Muuqaal Jadiid ah oo la soo dhex dhigay maslaxa Fanka Soomaaliyeed gaar ahaan qeeybta Gabayada iyo Geeraarka waxaana Muuqaalkaan lagu soo jilay meelo aad u qurux badan oo soo jiidanaya indhaha dadka taageera Qisooyinka iyo dhacdooyinka Jaceeylka. 

Miraha Muuqaalka cusub ee JAMIILO JOOG DHEER oo ah kuwo kulul waliba soo jiidasho xambaarsan kana hadlaya Mucaashaqiin kala maqan ayaa waxaanu ka xusi karnaa hadii aanu qalinka u qaadano sidatan : Waa Jaanis Jaceyl waa Jidkii Jamiila, Jees Jees kuuma quuro adigaa i Jiitay, Soo jeeso macaan Hoo jawaab wacan, Jamiilooy Joog dheer waan ku Jeclahay, Ha iga Jeesan yuu Jinni i qaadine, Waa Jiifan waayoo, waan Jahwareeray, Joogaan ka dhacoo Alla waan ja jabay. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada