Daawo Live ahaan "Mu’ tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Holland oo hadda ka Biloowday Dalkaasi

Daawo Live ahaan "Mu’ tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Holland oo hadda ka Biloowday Dalkaasi

daajis.com:-Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda ayaa Saaca kahor loo qabtay Mutamarkii 6aad ,kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyi nawaaxigiisa.

Mutamarka ayaa waxaa Muxaadarooyin ka jeedin doona Insha Allah culumada kala ah

1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)

5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)

6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)

7- Sh Cabdibasid Sha Ahmed (UK)

8- Sh Maxamad Shiine (UK)

Waxaadne mutamarka live ugu Daawan kartaaa Shabakadda Allbanaadir.com oo aad ka barateen Marwaliba in ay Idiin soo Gudbisho Wax waliba oo Mujtamaca Soomaaliyeed U Dan ah Daawasho Wacan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

LIVE kalasoc Mu’ tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada