Yaa Doonaya In Qalbiga Gacalisadiisa Qabsado Oo Magaciisa Ku Qorto ? Arintaan Samee.

Yaa Doonaya In Qalbiga Gacalisadiisa Qabsado Oo Magaciisa Ku Qorto ? Arintaan Samee.

daajis.com:-Ninyahoow hadaad dooneyso in aad qalbiga lamaantaada qabsatid uma baahna in aad u marto wadooyin waa weyn kaliya hab fudud ayaa jira oo adna dhib kugu aheyn ee ninyahoow raac .

1- Haka mashquulin oo sii waqti , dareeyl , jaceyl , waxa ay haweeneyda jeceshahay in ninkeeda ka hesho farxad tanina waa arimaha ay ugu jecel yihiin .
2- Ka fogoow in aad toos u canaanato oo aad wax ka sheegto habkeed iyo shaqsiyadeeda gaar ahaan idinka oo dad kale idinla joogaan , ceeb ma aha canaanta laakiin waa in ay ahaataa mid degan oo jilicsan isla markaan cod gaaban oo dareemo jaceyl xanbaarsan in aad ku sameyso .
3- Ha yeereysan hindisayaasheeda iyo soo jeedinteeda ee ku aadan xalinta mashaakilaadka idin soo wajaha , kala hadal oo kala tasho , markaas sii raacii xoogaa amaanid ku aadan muuqaalkeeda iyo caqligeeda .
4- Isha ha la raacin haween kale iyada oo kula joogta taasi waxa ay dhaawaceysaa shaarfteeda waxa ayna yareeneysaa kalsoonida ay isku qabto , daajis waxa ay ku leedahay ninyahoow iska ilaali in aad naag kale ku khiyaanyo taasi kaama cafineyso .
5- Haka bakhiilin hadiyadaha iyo in mararka qaar banaanka wada aadaan oo shopping u soo sameeyo , haweenka ma jecla ninka bakhiilka ah , sii kalsooni , haddii qald uu ka dhaco canaan haka hor keenin oo garab istaag si qaladadaadkaas loo xaliyo .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada