Haddii Su`aalahaan Aad U Jawaab U Hesho Jaceylka Seygaada Guul Ayuu Gaaray

Haddii Su`aalahaan Aad U Jawaab U Hesho Jaceylka Seygaada Guul Ayuu Gaaray

daajis.com:-Haween badan ayaa ku jahwareersan in ay guul ka gaaraan in ay xog badan ka helaan qaabka ay ula tacaamulayaan seygooda
taasina ay sabab u tahay faham daro ku aadan xog aysan ka hayn waxa ay ku leedahay iyo waxa uu xaq ahaan ugu leeyahay .

Sababtoo ah xaqa laguugu leeyahay waa uu badan yahy hadaba Zowja waliba ee rabta in uu guurkeeda noqdo naajix waa in ay dib u daraaseysaa dhaqankeeda , waliba ayadoo la kaashaneysa sayigeeda oo weydiinaysa waxa uu jecelyahay iyo waliba waxa uu naceb yahay.
Ka dib si ay u hesho qaacida ay wax ku dhisto. waana in ay ku cadeecdaa wax walba oo aan ilaahay loogu caasinayn.
Marka hore isweydii su`aalahan :-
1-ma is weydiisay waxa uu xaq kuugu leeyahay zowjkaada?
2-maxaase lagaaga baahan yahay in aad u sameyso?
3-ma isku dayday in aad wax ka badasho dabeecadii uu kuula yimid ama
dhaqankii uu kala yimaaaday gurigii hooyadis?
4-mase isweydiisay in dalabaadkaagu xad leeyihiin ?
5-mase ku saaciday waxa uu u baahan yahay in lagu saacido?

6-ma isku dayday in aad ka fogaato waxyaabaha aad isleedahay waa ay
dhaawacayaan qalbigiisa?
7-ma isweydiisay in aad ihtimaam siisay ?.

Ogaw hadaad su`aalahaan jawaab u heshay guusha waad gaartay , aqristoow fikirkaada wa inoo muhiim.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada