Hollywoodka oo aad ula dhacsan David Beckham

Hollywoodka oo aad ula dhacsan David Beckham

daajis.com:-David Beckham wuxuu helay taageeroyaal aad u badan,madaxa aflaanta loogu jecel yahay ayaa la sheegay inuu sugi la’yahay inuu ku arko the silver screen.

Harvey Weinstein oo ah maalgeliyaha shirkada aflaanta Miramax islamarkaana ah soo saare aflaanta Shakespeare e jaceylka ah ayaa aad u amaanay Beckham.

Wuxuu yiri waxaan taageero weyn u ahay David,kartidiisa waa mid aad looga helo,wuu sameynaa karaa wax walbo oo uu awoodo aflaanta iyo Tvgaba. 

Cayaaryahankii hore wuxuu ka qeybqaadan doonaa filmka caanka ah ee Missiom Impossible 5,waxa uu yahay qorshaha Beckham weli lama oga.wuxuuna ka fekeri doonaa fursadaha jiliinta ee uu helay
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada