Hees looga soo horjeedo dilalka South Africa u geysato Soomaalida (daawo)

Hees looga soo horjeedo dilalka South Africa u geysato Soomaalida (daawo)

daajis.com:-Heestaan ayaa curiskeeda yimid maalmo ka dib markii muwaadin Soomaaliyeed si arxan darro ah dhagax llugu dilay Dalka South waliba dukaan uu lahaa hortiisa isagoo dharka laga siibay.

Heestaan oo magaceedu yahay South Africa waxa ay qaas u tahay SNTV waxaana qaadaysa mirahana leh Hibaaq Maxamed.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada