Kim Kardashian oo loo sheegay iney uurka ku sido Gabar.

Kim Kardashian oo loo sheegay iney uurka ku sido Gabar.

daajis.com:-Xiddigta caanka ah ee reer Mareykan Kim Kardashian ayaa loo sheegay in canuga  uurkeedaa ku jira uu yahay Gabar , iyadoo hada mareyso bisha todobaad.


Kim ayaa uurkaan u leh heesaaga Kanye West, waxaana labada lamaane ay sugayaan in mardhow ay u dhalato gadhaan la sheegay iney uurka ku jirto.

Kim ayaa soo qortay marki arintaan loo sheegay: aad baan u faraxsanahay maxaa yeelay waxaan dhalayaa gabar, qof aan rabin inuu gabar dhalo miyaa jira ayay sii raacisay hadalkeeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada