Rihanna oo Is gaad gaad ku hayso Cristiano Ronaldo

Rihanna oo Is gaad gaad ku hayso Cristiano Ronaldo

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee Rihanna oo dhawaanahan ku sugnayd dalka Portugal halkaa ay kula kulan taya Xiddiga Kubada Cagta C.Ronaldo ayaa mar kale waxaa lugu arkay Dalka Spain xili uu halkaa joogo C.Ronaaldo oo dib ugu soo laabtay Tababarka Real madriid .

Inkastoo aan la ogayan sababta hadana waxaa wargasyada soo daabaceen in Rihanna booqatay Xarunta tababarka Kooxda Real Madriid halkaa oo la sheegay in uu xiligaa ku sugnaa Xiddiga C.Ronaldo .

Ma cada sababta laakiin waxaa socdaalka Rihanna noqonayaa markiisii ugu horaysay ee Socdaal nuucaan ah ku tagto Magaalada Madriid gaar ahaan xarunta tababarka Real Madriid .

Isbuucii dhawayd ayay ku kulmeen Magaalada Lisbon ee Dalka  Portugall Rihanna iyo C Rnolado waxana kulan koodaa ahaa markii ugu horaysay ee ay kulmaan waligood maadama ay yihiin laba ruux oo caan ka ah dunida .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada