Akhriso Sirtan: Laba Arin Oo Ku Filan Haweeneyda In Si Waali Ah Ay Ku Jeclaato(Ugaar Ah Ragga)

Akhriso Sirtan: Laba Arin Oo Ku Filan Haweeneyda In Si Waali Ah Ay Ku Jeclaato(Ugaar Ah Ragga)

daajis.com:-Haddii aad dooneyso in aad haweeneyda ka yeelato mid ku jecel si waali ah , waxaa kula gudboon in aad barato in ay jiraan talaabooyin sahal ah oo arintaasi gabarta ku qasbeysa in si sahal ah qalbigeeda iyo caqligeeda aad ku qabsto.

* Noqo Nin Dhageysta : wanaaji dhageysigeeda , ka yeel dunidaada in ay tahay iyo in ay waxa ugu horeeya ka tahay waxa aad ihitimaamka siineyso .
* Kaliya Jaceylka Aad U Qabto Iyada Uun Ha U Muujin : balse ugu hor muuji dadka kale , noqo nin ku faraxsan jaceylka aad u qabto iyada ,tani kalsooni iyo dareemo dhab ah ayay gilinayaan oo dhankaada ah .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada