Arimahaan Haweenka Waligood Ragga Kama Cafiyaan Mana U Sheegaan

Arimahaan Haweenka Waligood Ragga Kama Cafiyaan Mana U Sheegaan

daajis.com:-n aad wax ka sheegto qoyskeeda gaar ahaan waalidkeeda , tani si xun ayay u dhaawaceysaa waana adag tahay in sahal ah ay ku iloowdo , dhanka waalidka haweenka lagama soo maro.


* In aad ula laabato hooyadaa go`aan idin dhaxeeyay laabadiina si aad ra`yigeeda u soo qaadato isla markaana ku qasabtid xaaskaada , si waliba oo ay ixtiraam iyo jaceyl ay ugu hyaso hooyadaa ma jecla arimaha qoyskiina ah in aad waalidkaada ula laabato.

* In aad muuqaalkeeda dadka hortooda wax uga sheegto xittaa dadka idin dhow , tanina waa adag tahay in ay iloowdo 

* In aad horay ugu dhihi jirtay alla maxaad qurxoon tahay oo aad amaan jirtay muuqaalkeeda balse gadaal dambe aadan sameyn .

* In aad la bar bar dhigto hawenka isla markaana bar bar dhigidda aad iyada kaga jiifato .

* In aad iska dhaga tirto marka ay kula hadleysio , sidoo kale , Daajis.com waxa ay ku leedahay in aad iloowdo in munaasabadaha guud ay haboon tahay in garabkaada ahaato

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada