Dowlada Kenya Oo Shaacisay In Liiska Argagaxisada Ku Dartay Danbiilayaal Ka Tirsan Ururka Al Shabaab Ee Ka Dagaalama Dalka Soomaaliya

Dowlada Kenya Oo Shaacisay In Liiska Argagaxisada Ku Dartay Danbiilayaal Ka Tirsan Ururka Al Shabaab Ee Ka Dagaalama Dalka Soomaaliya

daajis.com:-Dowlada Kenya waxa ay shegtay in Al-shabab ay kamid noqotay 46-koox oo qey ka ah kooxaha danbiyada ka geesta wadankaasi kenye iyo sido kale bariga qaarada Afrika.
Sargaal ka tirsabn dowlada Kenya ayaa sheegay in xarakada Al-shabab ay muqaalo cusub oo danbiyo ay kaga geesanayso wadanka Kenya iyo gobolkaba ay lasoo baxday.
Dowlada Kenya Gudi u qaabilsan diiwan galinta falalka danbiyada ayaa sheegay in kooxaha lagu eedeyo inay yihiin argagexiso in ay xiligaan ay wadaan bur burin iyo dhibaateyn ay u gesanayaan hantiada wadanka kenya iyagoona tilmaamay inaan la aqbali karin.
Sido kale Ninka ugu sareya ee sharci dajinta wadanka Kenya aya shegay in dhaq dhaqaqa Al-shabab ay xiligaan ay dagaladooda ay kusoo baahinayaan degaanada ku dhirirsan soodinta Somalia iyo Kenya ay wadagaan.
Ugu danbeeyntii Masuuliyinta wadanka Kenya aya shegay in Shabab unugyo cusub ay ka sameeysteen caasimada wadanka Kenya ee Nairobi.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada