Fanaaniinta reer Lubaan oo ka digay fitno ka dhacda dalka Lubnaan.

Fanaaniinta reer Lubaan oo ka digay fitno ka dhacda dalka Lubnaan.

daajis.com:-Kadib silsilado qaraxyo ah oo beryahaan dambe ka dhacayay dalka Lubnaan, ayaa fanaaniinta ugu caansan dalkaas waxa ay soo saareen baaq ah in la joojiyo qaraxyada iyo in wada hadal lagu dhameeyo wixii khilaaf ah oo jira.

Qaraxii ugu cuslaa uguna dambeeyay ayaa ka dhacay jumcadii hore Masaajid qudbo lagu tukanayay, iyadoo halkaasi ay ku dhinteen dad fara badan oo aan waxba galabsan, waxayna fanaaniintu dhacdadaas dusha ka saareen siyaasiyiinta. 

Xiddigaha baaqaan soo jeediyay waxaa ugu horeeya Nancy Ajram, Haifa Webhe, Ragab Alama iyo qaar kale oo fara badan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada