Katrina Kaif oo ka gaabsatay in ka jawaabto sababtii Salman khan lagu casuumi waayay arooskii walaasheed

Katrina Kaif oo ka gaabsatay in ka jawaabto sababtii Salman khan lagu casuumi waayay arooskii walaasheed

daajis.com:-Atariishada Katrina Kaif ayaa ka gaabsatay in ay faah faahin ka bixiso sababta keentay in aan lagu casuumin salman khan arooska walaasheed oo todobaadkaan ka dhacay Magaalada London.


Waxa ay sheegtay in aysan garan Karin sababta laakiin ay ku haboonaan lahayd in xili kale wax laga waydiiyo balsa aysan doonayn in xiligaan faah faahin ka bixiso .

Katrina ayaa ku sugan Magaalada London waxa ayna halkaa u joogtaa arooska walasheed ka yar kaa oo lagu wado in uu ka dhaco Magaalada London islamraakaana lagu casuumay dad badan oo caan ah.

Atariishada caanka ah ayaa xariir dhaw la leh Actarka caanka ah ranbiir kapoor waxaana jacaylka labadaa lamaane ka dhaxeeya uu yahay mid can ka noqday Bollywoodka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada