daajis.com:-Waxa baryahani danbe So Badanaya Culimada Somaaliyeed o siweyn iskugu Jawabaya Iyadoona Isku eedaynaya Inay diinta Midba Ka kale Siqaldan uu u fasiray Ayna halkaasi Jawabo culus Isku marinayaan,Sheekh maxamed Cabdi umal Oo ka Mida Culimada Ugu Waweyn ee somalaiyed Ayaa Dhawaan waxa Uu sheegay in Muqdisho Laga Furay goobo lagu shiceeyo Dhalin yarada.
Sheekh maxamed Cabdi Umal ayaa Siweyn waxa Uu U sheegay Inay Culimada Somaaliyeed Ka Qeyb qataan Qaar ka Mida Oo muqdisho Ka Qeyb qata Qaabka Shiicada Looga Dhigayo,waxana Uu sohadal qaday Sheekh Cabdulahi sagal.
Sheekh maxamed Cabdi Umal waxa Uu ka Mid yahay Culimada TV Ga Qaranka Inta Badan kaso Muuqda Waxana Isaga oo Ku sugan London Siweyn Uga Jawabey Arintaasi Isagona Si cadho leh Uga Jawabey.
Halkani Riix Muqaalka Daawo Edeynta Jawabta
xiggasho:marqaannews
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at