Daawo Sir Fakatay:Fanaanada Xaawo Kiin oo Sheegtay inay Jaceyl Halis ah u Qaaday Fanaanka Da’da yar!! Waa Kuma?(Video)

Daawo Sir Fakatay:Fanaanada Xaawo Kiin oo Sheegtay inay Jaceyl Halis ah u Qaaday Fanaanka Da’da yar!! Waa Kuma?(Video)

daajis.com:-Shabakada daajis.com oo aad uga barateen wararka qarsoon ayaa maanta waxaa idiin soo gudbinaynaa xog qarssoon oo kusaabsan fanaanada codka macaan ee xaawo kiin.
Fanaanada xaawo kiin ayaa ugu danbayntii soo bandhigtay jaceyl dhab ah oo si halis ah u asiibay.Fanaanada oo xog hoose kahelnay ayaa sheegtay in ay sixun jaceyl ugu qaaday fanaan ka da’da yar ee C/fataax yare islamarkaana ay diiday in ay si shaac baxa saxaafada ugu soo bandhigto.


Xaawo kiin ayaa sheegtay in jacayelku yahay dareen & sun jidhkaaga kusoo baahaya bbalse mararka qaarkood kuu suurto galinayn inaad qarsato.

anigana Aakhirkii waan Qarinkari waayay sirta”
Fanaaanka dada yar ee C/fataax yare oo isagu lasocda jaceylka halista ah ee asiibay xaawo kiin ayaa ah mid aan dan & muhiimiyad saas ah siinin.

Balse Xaawo kiin ayaa soo qaaday heeso badan oo dareen dhab ah wata islamarkaana ay kaga waramayso amaba kusoo bandhigayso jaceylkeeda.


HALKAN RIIX DAAWO VIDEO AHAAN


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada