Ma Maqli Jirtay”ina Libaax Sanka Taabte”Hadaba Maanta Bal Muuqaalkan Daawo oo Arag(Video)

Ma Maqli Jirtay”ina Libaax Sanka Taabte”Hadaba Maanta Bal Muuqaalkan Daawo oo Arag(Video)

daajis.com:-waxaa soomaalidu hore u dhihi jirtay hadalo murti ah hadalada waxaa kamidah ”ina libaax sanka taabte”Kalmad ayaa ah mid markaan macnahan ufiirsato kuusoo baxayso nin geesi ah islamarkaan lagusii sifeenkaro libaax dad cun ah yaa intuu utagay sankiisa far kutaabtay kadib isagoo nabad qaba kasoo laabtay.

Muuqaalka maanta aan halkan idinka soo gudbinaynaa waxaa uu kusaabsanyahay 3 nin oo 12 libaax oo gaajaysan oo hilibyar iskudilaya dhexgalay”Maxaad umalaynaysaa in nimankii ay kudhaceen”

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO AHAAN


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada