Sahruuja oo soo saartay Muuqaal heesta ii sheekey+ Video

Sahruuja oo soo saartay Muuqaal heesta ii sheekey+ Video

daajis.com:-Fanaanda Caanka ku noqotay heesaha Banadiriga Sahruuja ayaa maanta soo saartay muuqaal  heessta cusub ee Ii sheekey ,waxaana Erayada u samayay heestaan Abwaanka weyn Ahmadey Abdi Gashaan.

Sahruuja oo inta badan heesaha ay qaado isla markiiba ku soo saarto qaab  muuqaal, ayaa  taas ku kasbatay tageeryaal badan oo jacel heesaha Banadiriga gaar ahaan kuwa ay qaado Fanaanada Sahruuja.

Muuqaalka cusub waxaa fanaanada u soo saaray gacantiisana ku duubay soo saare Samatar saciid oo ah soo saarihii Sahruuja u soo saaray heestii Meer meertoy ay soo qaaday fananada Bishii aynu soo dhaafnay.


Fanaanda Sahruuja ayaa ah fananada ka duwan fanaaniinta North Amarica waana fanaanada kaliya ee inta badan North America  ka soo saarta heesaha Banadiriga oo ah heeso inta badan la jacelyahay.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada