Alec Baldwin oo Feeray Weriye Sawir qaade ah.

Alec Baldwin oo Feeray Weriye Sawir qaade ah.

daajis.com:-Jilaaga rug cadaaga ah ee Alec Baldwin ayaa dareenkiisa xakameyn waayay, kadibna feeray sawir qaade caan ka ah wadooyinka New York, waana markii labaad oo jilaagu falkaan sameeyo.

Alec Baldwin oo xili dhow loo dhalay gabar, ayaa celin waayay dareenkiisa ka kagaal marki weriyeyaal ay kusoo xoomeen meel baar ah oo ay fadhiyeen isaga iyo xaaskiisa.

Arinta ayaa markii dambe kululaatay, wuxuuna intaas kadib jilaaga musalsalka "Rocy 30" u digay  sawir qaade si jees jees ula hadlay, isagoo kadibna xanaaqay arintuna feer isku bedeshay.

Weriyaha ayaa sheegay inuusan arin xad gudub ah ku sameyn jilaaga, balse uu weydiiyay kaliya su,aal caadi ah, laakiin meel cidlaa uu kacarooday arintuna sidaas ku dhacday, sidaas wuxuu u sheegay weriyuhu bogga "TMZ".

Dhacdadaan ayaa noqoneysa tii labaad oow ku koco Alec Baldwin, isagoo 2012-ki xad gudub ku sameeyay sawri qaade u shaqeynayay bogga 'New Yoyr'.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada