Nicki Minaj oo mar kale ku celisay in ay jeceshahay Lil Wayne

Nicki Minaj oo mar kale ku celisay in ay jeceshahay Lil Wayne

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Nicki Minaj ayaa ku celisay mar labaad in ay jeceshahay Fanaanka kale ee caanka ah ee Lil Wayne  kaa oo hore u sheegtay in jacayl u hayso islamarkaana ay doonayso in xariir la samyaso.

Lil wayne ayaa arintaa ka hadal laakiin fariin qoraal ah oo ugu cadaynayso jacaylka ay u hayso ayay u dhigtay Boga Bulshada ka xariirto ee Twitterka waxana  ay ugu sheegtay in jacayl u hayso una bahan tahay in jawaab ka bixiyo.

Fanaanka Lil Wayne ayaa la ogayn go,aanka uu ka qaadan doono dalabka kaga imaanaya Fanaanada caanka ah ee Nick Minaj oo markeedii labaad uu imaanayo dalabkeedaa ku aadan jacaylka ay fanaanka uhayso.

Nicki Minaj waxaa hore u soo dalbaday  DJ Khaalid laakiin waa uu ku gacan seeray kadib markii ay ku wargalisay in diyaar u ahayn waxana iminka tageerayaal badan ka war dhoorayaan go,aanka ka soo bixi doon Lilwayne.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada