Amr Diab oo baajiyay xaflad isaga iyo Nancy ku qaba lahaayeen Mareykanka.

Amr Diab oo baajiyay xaflad isaga iyo Nancy ku qaba lahaayeen Mareykanka.

daajis.com:-Fanaanka caanka ah ee u dhashay dalka Masar Amr Diab ayaa baajiyay xaflad faneed isaga iyo Nancy Ajram ay si wada jira ugu qaba lahaayeen dalka Mareykanka bisha October ee soo aadan.

Sababta ugu weyn ee Amr u joojiyay xafladaan, ayaa lagu sheegay xaaladda adag ee dalkiisu kujiro xiligaan, sidoo kale waxuu baajiyay xaflad uu ku qaban lahaa xeebta waqooyi ee dalkiisa sababo amaanka ah dartooda. 

Amr Diab ayaa kamida fanaaniinta ugu shidan carabta xiligaan, waxaana qorshuhu ahaa in xaflada baaqatay ay la dhigto Nancy Ajram laakin nasiib xumo ma dhicin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada