Salman Khan oo ugu danbayntii diyaar u ah in uu Guursado Iulia Vantur

Salman Khan oo ugu danbayntii diyaar u ah in uu Guursado Iulia Vantur

daajis.com:-Actarka Caanka ah ee Salman khan ayaa ugu danbayntii go,aan ku gaaray in uu guursado gacalisadiisa Lulia Vantur oo ah hawaynay anchor Romanian TV taa oo in mudaah lala xariirinayay in uu guursan doono.


Actarka Salaman khan waxaa saarnaa cadaadis kaga imaanayay famalkiisa maadaama aysan u ogolayn in uu guursado hawaynaydaa waxa ayna taa bedalkeeda rabeen in uu guursado Actarada Katarina oo xariirkooda dhamaaday 2007dii.

Hayeeshee waqti badan kadib ayuu go,aan ku gaaray in uu guursado gacalisadiisa waxaa uuna go,aankaa uu qaatay imaanaya xili bilihii aan ka soo gudbnay u muuqday  mid ka gaabiyay Xariirkaa uu lalahaa.

Salman khan arooskiisa waxa alaabta uu isticmaali lahaa khandaraas ku qaatay Shirkad alaabaha soo saarto oo Xarun ku leh Hindiya bala mashruuca alaabtaa ku samayn laahyd ayay hakisay kadib markii uu ka dalbaday in la joojiyo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada