Saida Shiino oo soo sartay Muuqaalka Heesta Love + Video

Saida Shiino oo soo sartay Muuqaalka Heesta Love + Video


daajis.com:-Fanaanada Codka Macaan Saida Shiino ayaa soo saartay muuqaal cusub iyo waliba hees cusub oo lagu magacaabo Love ,heestaan cusub waxaa erayada u samayay fanaanada  Abwaanka Da,da yar ahna fanaan Gaas Yare halka musiga uu ku farayareestay Mushishinka Dalka Holland Mohamed Weerow.

Fanaanada saida Shiino oo  ku nool wadanka France ayaa muuqaalka heestaan ku samaysay wadanka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam,waxaana heesta u duubay Studio Filmsheeg  oo ku yaala magaalada Amsterdam.

Saida oo ka mid ah fanaaniinti hore ayaa si macaan u qaaday heesta iyada oo waliba racisay ciyaar ay ka haleen dadkii fiirsaday muuqaalka heesta Cusub ee love.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada