Mohamed Assaf oo Boggiisa Facebook-ga laga xaday.

Mohamed Assaf oo Boggiisa Facebook-ga laga xaday.

daajis.com:-Fanaanka reer Falestiin ee Mohamed Assaf ayaa waxaa laga xaday bogga uu ku leyahay Facebook, laakiin nasiib wanaag labo saac kadib xatooyada bogga waxaa usoo celiyay mid kamida Adminkiisa.

Ruuxa usoo badbaadiyay Fanaanka boggiisa Facebook, ayaa tilmaamay in dhibaato uu kala kulmay laakiin ugu dambeyn uu ku guuleystay arintaan, wuxuuna mahad naq balaaran kala kulman Mr Assaf. 


Sida lagu xusay bog caan ah oo laga leeyahay Falestiin, sababta keentay in la xado bogga Facebook-ga ee fanaanka, ayaa waxaa ka dambeeya dad ka xun magaca fanaanka.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada