Abhishek Bachchan: Waan sugi la'ahay filimka Happy New Year.

Abhishek Bachchan: Waan sugi la'ahay filimka Happy New Year.

daajis.com:-Actarka caanka ah e Amhishek Bachchan ayaa daaha ka qaaday inuu sugi la'yahay ka qeybgalka filimka ay soo saaraha ka tahay Farah Khan ee "Happy New Year.

Filimka waxaa kula jira Shah Rukh Khan oo 7-da sano kahor ay wada shaqeeyeen Abhishek, mar kale ayuuna fursad u helay in ay is arakaan King Khan. 

Abhishek ayaa yiri: aad baan ugu faraxsanahay inaan la shaqeeyo Farah Khan, sidoo kale waxaan xamaasad u qabaa inaan kamid noqdo jilayaasha filimkaan Happy New Year.

Wiilka Cali Dheere wuxuu si kal iyo laaba usoo dhoweeyay in mar kale ay is arkaan Shah Rukh Khan oo dabeecad ahaan ay isku dhowyihiin laakiin beryahaan aysan wada shaqeyn.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada