Selena Gomez oo faahfaahin ka bixisay hees ay u qaaday Justin Bieber + Video

Selena Gomez oo faahfaahin ka bixisay hees ay u qaaday Justin Bieber + Video

daajis.com:-Selena Gomez ayaa si ayuu ugu jiraa maskaxdeeda Justin Bieber markii ay duubeysay heesteeda jaceylka ah ee Love Will Remember, waxaana ay wareysi ay bixisay dhawaan ku sheegtay in heesta ay u qaaday Justin aaney aheyn mid fudud,laakin ay aheyd mid ay aad uga xorowday qibrad.

Selena ayaa ku qiratay wareysiga in heesaha Love Will Remember iyo Forget Forever ay ahaayeen heesihii ugu adkaa ee ay ebed ay duubtay.
Labadooduba xaqiiqdii waa heeso culus oo aad xiiso u leh,islamarkaana dareen igu leh ayey tiri Selena.

Inkastoo ay u aheyd mid xanuun badan iney sii deysi heesaha ay ugu dambeyn fasaxday.

Selena ayaa sheegtay in heesta Love Will Remember ay tahay mid iyada si gaar ah u quseyso,oo aaney u baahneyn iney wax kale ka tiraahdo,waan hubaa ayey tiri in taageerayaasheydu ka heli doonaan,waxaan filaayaa in dadkuna dhinacooda ka ogaan doonaan,waana hubaa inuu jeclaan doono isaga xitaa ayey tiri.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada