Brussels:Fadeexad Xubno ka tirsan Wafdigii Faroole oo la la,yahay

Brussels:Fadeexad Xubno ka tirsan Wafdigii Faroole oo la la,yahay

daajis.com:-Wararka aan ka heleyno Magaalada Brussels ee xarunta dalka bilgimka oo uu ka socdo shirka hiigsiga cusub ee looga hadlayo dib udhiska dalka kaas oo ay ka qayb galayaan dhamaan Maamulada dalka ayaa sheegayo in la la,yahay meel jaan iyo cirib dhigeen qaar kamid ah wafdigii ka socday maamulka puntland kaas oo horkacayay faroole


HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VIDEO AHAAN BAXSASHADA XUBNAHA FAROOLE


Ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyay in ay ka baxsadeen hotelka ay daganaayen ayaa ah 5 xubnood kuwaas  oo lacago looga soo qaatay markii horaba in la geynayo yurub.

Qaar kamid ah ka qayb galaasha shirka ayaa shabakadda daajis.com u xaqiijiyay in markii la ogaaday dhacdadaan waxaa lagu wargaliyay faroole waxa uuna sheegay in xubanahaasi maqan ay booqanayaan dad ehelkooda ah oo magaalada degan
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada