Daawo: Abdiaziz Iskalaji, Fartuun Omar, Sahra Omar Dhuule oo hees isku weeraray

Daawo: Abdiaziz Iskalaji, Fartuun Omar, Sahra Omar Dhuule oo hees isku weeraray

daajis.com:-Fannaaniinta Waqooyiga Ameerika oo mudooyinkan shidan ayaa soo saaray muuqaalka Hees cusub oo ay isku dhalantaali ah, taasoo ka hadleysa Qurbaha iyo Qoyska, waxaana si wada jir ah isku dhalantaalinaya Abdiaziz Iskalaji, Fartuun Omar, Sahra Omar Dhuule iyo C/rashiid Killer .

Iskalaji iyo Sxbkiis C/rashiid Killar ayaa eeda dhibaatada qoyska ku tilmaamaya iney hablaha qaladka leeyihiin, laakiin Fartuun Cumar iyo Sahro Omar Dhule wey ka diideen, waxayna leeyihiin qaladkan ragga iska leh qaadiroo maalintii hurdo.


Daawasho Wacan

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada