Daawo Heesta Sas Baa ka qabaa ragga VS Hafar Baad Ku Nooshahay

Daawo Heesta Sas Baa ka qabaa ragga VS Hafar Baad Ku Nooshahay

daajis.com:-Labada Fannaan ee da'da yar oo muddooyinkan carcarta kusoo baxay ee Yurub Geenyo iyo Maxamed Ciro ayaa labadooda Hees ee ay kusoo bandhigeen showgii ka baxay Habeenkii Ciidda ee TV-ga Horn Cabel ayaa la dhihi karaa waxay ahaayeen kuwo iska soo horjeeda marka loo eego erayada Labada Hees, wallow Yurub Geenyo Heesteeda  Sas Baa Ka Qabaa Ragga ay qeybta danbe ku tilmaameyso iney u hibeysay nafta.

Fannaanka Maxamed Ciro ayaa Heestiisa Hafar uu ku tilmaamayo qofka uu la hadlayo ineysan dumarka waxba dheerin, waxaana ka mid ah erayada Heesta Hafar: "Wax la yidhi hubsiimada qof jiraa ha siistee, Hadalada macaaniyo, haye aan la fulinayn, Hagrashaan ka jecelehee, Af gobaadsi ima hodo. Qaar kaa horeeyaa, ku habsaamay kibirkee, Bidayeen, hagaagee, bal maxaad haweenkiyo, Horta dheertahay Dumarkaba Akhristayaasheen daajis ayaa usoo bandhigeynaa labada hees oo ah kuwa aad u macaan murti wanaagsana xambaarsan,

SAS BAA KA QABAA RAGGA: YURUB GEENYO
 HAFAR BAAD KU NOOSHAHAY: MAAXAMED CIRO


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada