Filimka Dhoom 3' oo lasii deynayo 20-ka Decembar 2013.

Filimka Dhoom 3' oo lasii deynayo 20-ka Decembar 2013.

daajis.com:-Filimka "Dhoom 3" oo ah filim aad loo wada sugo ayna hogaaminayaan xiddigana Aamir Khan, Abheshik Bachchan, iyo Katrina Kaif ayaa lagu dhawaaqay xiliga lasii deynayo.


Bisha Decembar ee sanadkaan ayaa filimka 'Dhoom 3' la daawa doonaa, maalin jimcaa ayuuna kuso aaday. 

Filimka ayaa qorshuhu ahaa in sanadka cusub lasii daayo laakiin filimaan badan ayaa la filayaa in shaashada la saaro sida filimka Akshay Kumar ee Thuppakki.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada